Waalidka doonaya inay ilmahooda ka dhigaan kuwo aad u caqli sareeya, oo isaga oo aad u yar barta wax badan barta, una dhaqma sidii qof weyn, waxaan siinaa adeeg dhow oo gaar ah.
For parents who want their children to become highly intelligent, learning a lot even at a very young age and behaving like a grown-up, we provide a close and specialized service.
Waxaan kugu baraynaa barnaamijkan sidaad ilmahaaga yar
uga dhigi lahayd mid isku filan, isaga oo aad u yarna
wax badan qabsan kara. Todoba sano jirka waa inuu
isku filan yahay.
In this program, we teach you how to make your young child
self-reliant, capable of doing many things at a very early age.
By age seven, the child should be independent.
Waalidka haysta ilmo hadalka ka soo daahay si gaar ah ayaan u caawinaa, waxaana u haynaa barnaamij gaar ah oo ay ilmahooda kaga saarayaan xaaladdan adag.
We provide special support for parents with children who have delayed speech, and we offer a dedicated program to help their children overcome this challenging situation.
Ma dareemaysaa in Qoyskaaga aad ku soo tacabtay uu kaa burburi rabo?
Waxaan kuu haynaa adeeg talo-bixin oo aad qoyskaaga ku badbaadin karto.
Degdeg noola soo xiriir, waxaa dhici karta inaan Ilaahay dartiis qoyska ka badbaadino burburka.
Do you feel your family is at risk of falling apart?
We offer a consultation service that can help you save your family.
Contact us immediately, It is possible that, by the grace of Allah, we can save the family from destruction.
Laba Barnaamij oo Lacag la’aan ah. Maanta is Qor oo Qaado.
Two Free Programs. Register Today and Get Started.
Barnaamijkeena Baraarujinta Aabaha waa Barnaamij lacag la’aan u ah dhammaan Aabe kasta oo Soomaali ah.
Aabaha waa laf dhabarta Qoyska. Sidaas aawadeed waa Muhiim inuu barto Barbaarinta Ubadka, si uu u soo
saaro Ubad wanaagsan.
Our Father Awareness Program is a free program available to every Somali father. Fathers are the backbone of the family.
Therefore, it is important that he learns effective child-rearing practices so he can raise good children.
In aan carruurta marka ay yaryar yihiin 2–6 sano jirka barno is-dabirka, ama isku filaanshaha.
Taas oo aan u barayno talaabo-talaabo iyo qaab nidaamsan. Waxaa baaris-cilmiyeed lagu ogaaday
in ilmaha yaraanta ku soo barta is-dabirka uu ka wanaagsan yahay marka uu weynaado kan aan la soo
barin oo shaqada guriga ka qayb qaadan. Waxaa si aqoon ku dhisan koorsadan kuugu baranaynaa habkii
aad ilmahaaga ugu dhigi lahayd mid isku filaada.
Teaching children independence between the ages of 2–6 is essential. We guide them step-by-step
through an organized and structured approach. Research shows that a child who learns independence
at an early age performs far better later in life than one who is not taught or does not participate
in household tasks. In this course, you will learn—based on proven, expert-backed methods—how to
help your child become truly self-reliant.
