Koorsooyinkeena Guud ee Da'da Ilmaha

Koorsooyinkan waa kuwo Guud oo ku xiran da’da Ilmaha. Hoos ka xulo koorso ku haboon da’da ilmaha aad doonayso inaad barato.

Koorsada 0-6 Bilood Jir

$ 114
/ Sanadle
  • Koorsadan waa Diyaar Hadda, waxaadna ku helaysaa Qiimaha Sanadlaha.
Popular

Koorsada 6-12 Bilood Jir

$ 114
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo waa kuu free sanadka dhan.

Koorsada 1-2 Sano Jir

$ 114
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo waa kuu free sanadka dhan.
  •  

Koorsada 2-4 Sano Jir

$ 114
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo waa kuu free sanadka dhan.
  •  

Koorsada 4-7 Sano Jir

$ 114
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo waa kuu free sanadka dhan.
  •  

Koorsooyinkeena Gaarka ah

Koorsooyinkan waa kuwo gaar ah ama special ah oo aan ku xirnayn da’da ilmaha. Waxaadna ku baran mawduuc ama barnaamij gaar ah oo aad doonayso, sida inaad rabto inaad ilmahaaga wax gaar ah ka dhisto.

Koorsada Ilmo Is-Dabira

$ 114
/ Sanadle
  • Koorsadan waa Diyaar Hadda, waxaadna ku helaysaa Qiimaha Sanadlaha.
  •  
Popular

Koorsada Ilmo Caqli Sare leh

$
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo ayaad Qiimaha Arki doontaa.
premium

Koorsada Ilmaha Hadalka ka soo daaho

$
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo waa kuu free sanadka dhan.
  •  

Koorsada Bad-qabka Qoysk

$ 0
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo, waa lacag la'aa
  •  
FREE

Koorsada Aaabaha Baraarugsan

$ 0
/ Sanadle
  • Koorsadan wali Diyaar maaha. Marka ay soo baxdo, waa lacag la'aan
  •  
FREE

Ma kugu adag tahay inaad xulato koorso kugu haboon?

Haddii ay kugu adag tahay oo aadan garanayn koorsadii aad xulan lahayd botomka hoose riix oo qaado testi yar oo AI-ga (aaladda garaadka badan) ku weydiinayo su’aalo ku saabsan ilmahaaga iyo waalidnimadaada, ka dibna uu kuu doorayo koorasyada kugu haboon.

FG: Si aad tesigaan u samayso waa inaad e-maylkaaga isku diiwaangeliso.

Arag Waaya-Aragnimada Waalidka App-keena Casharada ku qaata hadda

Rated 5 out of 5

Dhammaan Koorsooyinkeena waxaad ku qaadan App Casri ah.

Taleefankaaga ayaad kula soo dagi App-keena cusub, ka dibna halkaas ayaad ka qaadan Koorsooyinkeena Sanadka oo dhan. Hoos riix si aad u gasho App-keena Casriga ah.

© All Rights Reserved

Barbaarintasan Academy