Asaasaha iyo Mulkiilaha BarbaarintaSan Academy
Founder and Owner of BarbaarintaSan Academy
Waa Aqoonyahanka lahaa fikirkan oo asaasay BarbaarintaSan Academy.
Musse wuxuu in ka badan 30 sano baranayey oo ka shaqaynayey soo saarista ilmo Muslim ah, Soomaali ah oo aad iyo aadna u caqli badan. Maanta wuxuu go’aansaday inuu ilmahaaga ka dhigo mid la mid ah ama ka sareeya kuwa uu soo saaray.
Sooyaalka iyo Aqoonta Ustaadka hoos ka akhriso:
Musse is the scholar who had this idea and founded BarbaarintaSan Academy.
He has spent more than 30 years studying and working on raising intelligent, capable Somali Muslim children. Today, he has decided to help make your child equal to — or even greater than — those he has trained before.
Ila Soo Xiriir
Contact Me
Dadaalka aan hayno nagala qayb qaado, waxna baro, waxna bar bulshadaada oo ehelkaaga ugu horeeyo. Soo saarista jiil cusub oo wanaagsan waa hadafkeena kowaad. Maanta nagu soo biir oo noqo Xubin Dahabi ah!
Join us in our efforts, learn, and teach your community, starting with your family. Creating a better new generation is our primary goal. Join us today and become a Golden Member!
0
In ka badan 30 Sano oo Khibrad ah
More than 30 Years of Experience
0
In ka badan 9000 oo ah Waalidiinta ku Xiran
More than 9,000 parents are connected to his Group.
0
2500 Waalidiinta Casharadeena Qaatay
2500 Parents Who Took Our Lessons
0
In ka badan 500 oo Cajladood oo Su’aalo iyo Jawaabo ah oo Duuban.
More than a 500 hundred recorded questions and answers.
Ustaad Musse and two of the children he is currently raising with BarbaarintaSan parenting skills. They are Amiira and Yusuf (Masha Allah). May Allah protect their intelligence and religion.
Wuxuu wax baray oo Casharadiisa ku aflax waalidiin badan, markhaantina uga ah.
He has taught and many parents have benefited from his lessons, serving as a testimony.
Wuxuu Asaasay Guruub lagu Barto Tarbiyadda caruurta oo ay ku jiraan waalidiin ka badan 9 Kun.
He founded a group for learning child upbringing, which includes more than 9,000 parents.
Wuxuu had iyo jeer si bilaash ah ugu hawlan yahay soo saarista Ubad Muslim ah oo Soomaali ah.
He is always dedicated, free of charge, to raising Somali Muslim children.
Wuxuu Asaasay Mac-hadkan oo ah Goob aad Goor kasta ka helayso Koorsooyin Aqoon, iyo Cilmi ku dhisan oo aad dabakhi karto.
He founded this institute, a place where you can access knowledge-based courses anytime and apply what you learn.
Shacni Musse Said: waxaan ahay gabadha ugu weyn gabdhaha uu dhalay Barbaariye Musse. Wuxuu bilaabay barashada iyo daraasaynta ku haboon ubadka soomaalida markii aan dhashay 1994kii. Ilaa sanadkaasna wuxuu baranayey sidii looga dhigi lahaa caruurta soomaalida kuwo aad u caqli sareeya. Sanadkii 2020kii ayuu bilaabay inuu Telegaramka ka bixiyo casharo toos ah. Waxaana hadda ku xiran dad ku dhow-dhow toban kun oo waalidiin ah.
Shacni Musse Said: I am the eldest daughter of Educator Musse. He began studying and researching the proper way to raise Somali children the year I was born, in 1994. Since then, he has been learning how to make Somali children exceptionally intelligent. In 2020, he began offering live lessons on Telegram, and today nearly ten thousand parents are connected to him there.
As Shacni, I would like to say this: Ustaad Musse is:
![]()
![]()
![]()

In ka badan dhawr kun oo waalid ah ayuu wax baray. Waalidiin badan oo dunida dacaladeed jooga ayaa ku xiran casharadiisa BarbaarintaSan. Dhammaantooda Markhaanti ka ah aqoontiisa.
He has taught more than several thousand parents. Many parents from around the world follow his BarbaarintaSan lessons, and all of them are witnesses to his knowledge.
![]()
Waxaan bixinaa koorsooyin gaar ah. Sida Koorsada is-dabirka ilmaha lagu baro. Casharadan waxaan ku bixinaa aaladda Google Meeting. Si toos ah oo casri ayaad u daawan casharadeena.
We offer special courses, such as the course on teaching children self-discipline. These lessons are provided via Google Meet. You can watch our lessons live and in a modern way.


Guruubkan waxaa la asaasay 2020kii waxaana ku jira dad ku dhow toban kun (10,000) oo qof, oo qaata casharadeena bilaashka ah ee soo arag oo maanta ku biir. Guruubkan waxaa ku jira oo ku kaydsan in ka badan 700 oo cajladood oo su’aalo iyo jawaabo ah oo aan kaga hadlayno tarbiyadda caruurta iyo xalinta dhibaatooyinka ay waalidku kala kulmaan, Riix linkiga hoose:
This group was established in 2020 and has nearly ten thousand (10,000) members who receive our free lessons — check them out and join today. The group contains and stores more than 700 lessons with questions and answers where we discuss child upbringing and solutions to challenges parents face. Click the link below:
Wuxuu caawiyey waalidiin badan oo haysta ilmo hadalku ka soo daahay (Autism).
He has helped many parents who have children with speech delays (Autism).
Ilmahaaga waxaad ka dhigi kartaa wixii aad doonto. Ilmo aad u caqli badan oo aad la yaabto. Nala soo xiriir si aan faahfaahin kuu siino.
You can make your child whatever you want — an exceptionally intelligent child who will amaze you. Contact us for more details.

Guruubkan waa guruub gaar ah, waxaa ku jira oo kaliya dadka boggeena ku xiran ama koorsooyinkeena qaata. Waalidka doonaya inay soo saaraan ilmo aad u caqli sareeya kaliya ayaa ku jira.
This is a private group, containing only people who follow our page or take our courses. Only parents who want to raise highly intelligent children are included.
Waxaan sidoo kale xalinaa khilaafaadka qoyska. Waxaan bixinaa talooyin aqoon ku dhisin oo lagu badbaadiyo loogana hortago qoys burburka.
We also resolve family conflicts. We provide knowledge-based advice to save families and prevent family breakdowns.
Waxaan sidoo kale asaasnay 2020kii Guruub facebook ah oo ay ku xiran yihiin in ka badan 5000 oo waalidiin ah. Guruubkeena ku xirnoow oo la soco casharadeena mar kasta.
We also established a Facebook group in 2020, which now has over 5,000 parents. Join our group and follow our lessons anytime.
Waxaan sidoo kale leenahay Kanaal Youtube ah oo ay ku jiraan muuqaalo aasaasi ah oo aan kaga hadalnay tarbiyadda caruurta, ee maanta soo booqo Kanaalkeena BarbaarintaSan Academy, kuna xirnow mar kasta casharada bilaashka ah ee aan soo gelino. Kanaalkan oo aan asaasnay 2020kii waxaa ku xiran 8400 oo waalidiin ah. Riix linkiga hoose si aad u gasho kanaalkeena Youtube-ka.
We also have a YouTube channel featuring basic videos where we discuss child upbringing. Visit our BarbaarintaSan Academy channel today and stay connected to the free lessons we post. This channel, which we established in 2020, has 8,400 parents subscribed. Click the link below to access our YouTube channel.