Barnaamijyadeena Gaarka ah:
Barnaamijkeena: Ilmahaaga ka dhig mid Caqli sare leh
Barnaamijkeena: Ilmahaaga bar Is-Dabirka iyo isku Filaanshaha
Barnaamijkeena: Ilmaha Hadalka ka soo Daaho Awtiisinka
Barnaamijkeena: Xalinta Khilaafka Qoyska
Barnaamijkeena: Baraarujinta Aabaha.
Our Special Programs:
Our Program: Make your child highly intelligent
Our Program: Teach Your Child Independence and Self-Reliance (Is-Dabir)
Our Program: Delayed Speech in Children
Our Program: Resolving Family Conflicts
Our Program: Father Awareness Program.
Dhammaan Barnaamijyadeena Gaarka ah ee ka baxsan Koorsooyinka Boggan ayaad ka helaysaa, ee hoos ka dooro Barnaamijka aad u baahan tahay. Waa Afar Barnaamij ama koorsooyin aan si gaar ah u bixino, uguna talo-galay waalid gaar ah oo dadaalaya.
All our special programs outside the courses on this page are available below. Choose the program you need. There are four programs or courses that we offer individually, specifically designed for dedicated parents.
Barnaamijka: Barbaarinta Caqliga Sare
Waalidka doonaya inay ilmahooda ka dhigaan kuwo aad u caqli sareeya, oo isaga oo aad u yar barta wax badan barta, una dhaqma sidii qof weyn, waxaan siinaa adeeg dhow oo gaar ah.
RIIX DAAQADDANFor parents who want their children to become highly intelligent, learning a lot even at a very young age and behaving like a grown-up, we provide a close and specialized service.
CLICK THIS BUTTONBarnaamijkeena: Ilmo Is dabira ee Isku-filan
Waxaan kugu baraynaa barnaamijkan sidaad ilmahaaga yar uga dhigi lahayd mid isku filan, isaga oo aad u yarna wax badan qabsan kara. Todoba sano jirka waa inuu isku filan yahay.
RIIX DAAQADDANIn this program, we teach you how to make your young child self-reliant, capable of doing many things at a very early age. By age seven, the child should be independent.
CLICK THIS BUTTONBarnaamijkeena: Ilmaha Hadalka ka soo Daaho (Autism-ka)
Waalidka haysta ilmo hadalka ka soo daahay si gaar ah ayaan u caawinaa, waxaana u haynaa barnaamij gaar ah oo ay ilmahooda kaga saarayaan xaaladdan adag.
RIIX DAAQADDANWe provide special support for parents with children who have delayed speech, and we offer a dedicated program to help their children overcome this challenging situation.
CLICK THIS BUTTONBarnaamijkeena: Xalinta Khilaafka Qoyska: Waa Lacag La'aan (Free)
Ma dareemaysaa in Qoyskaaga aad ku soo tacabtay uu kaa burburi rabo? Waxaan kuu haynaa adeeg talo-bixin oo aad qoyskaaga ku badbaadin karto. Degdeg noola soo xiriir, waxaa dhici karta inaan Ilaahay dartiis qoyska ka badbaadino burburka.
RIIX DAAQADDANDo you feel your family is at risk of falling apart? We offer a consultation service that can help you save your family. Contact us immediately, It is possible that, by the grace of Allah, we can save the family from destruction.
CLICK THIS BUTTON
Laba Barnaamij oo Lacag la'aan ah. Maanta is Qor oo Qaado.
Two Free Programs. Register Today and Get Started.
Barnaamijkeena: Baraarujinta Aabaha: Waa Lacag La'aan (Free)
Barnaamijkeena Baraarujinta Aabaha waa Barnaamij lacag la’aan u ah dhammaan Aabe kasta oo Soomaali ah. Aabaha waa laf dhabarta Qoyska. Sidaas aawadeed waa Muhiim inuu barto Barbaarinta Ubadka, si uu u soo saaro Ubad wanaagsan.
RIIX DAAQADDANOur Father Awareness Program is a free program available to every Somali father. Fathers are the backbone of the family. Therefore, it is important that he learns effective child-rearing practices so he can raise good children.
CLICK THIS BUTTON
Aragtideena & Hadafkeena waa:
In aan carruurta marka ay yaryar yihiin 2–6 sano jirka barno is-dabirka, ama isku filaanshaha.
Taas oo aan u barayno talaabo-talaabo iyo qaab nidaamsan. Waxaa baaris-cilmiyeed lagu ogaaday
in ilmaha yaraanta ku soo barta is-dabirka uu ka wanaagsan yahay marka uu weynaado kan aan la soo
barin oo shaqada guriga ka qayb qaadan. Waxaa si aqoon ku dhisan koorsadan kuugu baranaynaa habkii
aad ilmahaaga ugu dhigi lahayd mid isku filaada.
In aan carruurta marka ay yaryar yihiin 2–6 sano jirka barno is-dabirka, ama isku filaanshaha. Taas oo aan u barayno talaabo-talaabo iyo qaab nidaamsan. Waxaa baaris-cilmiyeed lagu ogaaday in ilmaha yaraanta ku soo barta is-dabirka uu ka wanaagsan yahay marka uu weynaado kan aan la soo barin oo shaqada guriga ka qayb qaadan. Waxaa si aqoon ku dhisan koorsadan kuugu baranaynaa habkii aad ilmahaaga ugu dhigi lahayd mid isku filaada.
Our Vision & Our Mission is:
Teaching children independence between the ages of 2–6 is essential. We guide them step-by-step
through an organized and structured approach. Research shows that a child who learns independence
at an early age performs far better later in life than one who is not taught or does not participate
in household tasks. In this course, you will learn—based on proven, expert-backed methods—how to
help your child become truly self-reliant.
Teaching children independence between the ages of 2–6 is essential. We guide them step-by-step through an organized and structured approach. Research shows that a child who learns independence at an early age performs far better later in life than one who is not taught or does not participate in household tasks. In this course, you will learn—based on proven, expert-backed methods—how to help your child become truly self-reliant.
