Foomka Autisim-ka
Foomaka Ilmaha Hadalka ka Soo Daaho. Fadlan wada Buuxi, si Taxadar leh.
Marka aad dhammayso oo soo dirto ku noqo boggii hore oo akhri warbixinaha. Nagana war suga anaga ayaa kula soo xiriiri doona. Aad baad u mahadsan tahay.
Nala Soo Xiriir:
Contact Us:
Haddii aad la kulanto wax dhibaato ah, fadlan la xiriir lambarka hoos ku qoran, wakhti kasta iyo meel kasta oo aad joogto.
If you face any type of problem, reach out to our support team anytime from anywhere.
- +252907790584 (Whatsapp)
- autistic@barbaarintasan.com
