Ubadkeenu waa hadyad Eebbe ina siiyey, dad badan ayaan haysan nicmaddaan aan maalin kasta ku il quruxsan. Waajib iyo xil weyn ayaa inaga saaran inaan si wanaagsan u barbaarino.
Ku Xirnow Qoraaladeena
Halkan Hoose ku qor e-maylkaaga si aad u hesho Qoraaladeena Aqoonta ku dhisan.
Aragtideena & hadafkeena waa:
In aan soo saarno waalid Soomaali ah oo aqoon sare leh. Kuwaas oo soo saari kara ilmo Soomaali ah oo Muslim ah oo aad u caqli badan, naftiisa, waalidkiis iyo bulshadana anfaca oo wax u tara. Waalidiin badan ayaa aad ugu farxsan caawimaadeena noloshoodana ay durba is badashay. Maanta ku soo biir guruubkeena.