Barbaarinta Caqliga Sare

Ilmo Caqli Sare Leh!

A Highly Intelligent Child!

Ilmahaaga waxaad ka dhig mid aad u Caqli Sareeya!

You can make your child highly intelligent!

Ma Og Tahay?

Ilmaha marka uu dhasho, maskaxdiisa waxaa ku jira in ka badan 86 bilyan oo unug. Adiga ayaa lagaa rabaa inaad toddobada sano ee hore quudiso maskaxdiisa oo aad geliso xog badan. Markaas ayuu ilmahaaga noqonayaa mid aad u caqli badan.

Xogta iyo garashada laba hab ayaa loo geliyaa: 80% waa ficil ahaan — ilmaha oo ku daawanaya kuguna dayanaya, halka 20% ay tahay inaad la hadasho oo wax u sheegto. Ku dayashada ayaa ah tan ugu muhiimsan, sidaas darteed waa inaad tusaale wanaagsan u noqotaa.

Ilmaha Soomaalida waa ilmo leh garasho sare haddii ay helaan waalid maskaxdooda dhisa. Wax kasta iyagoo yaryar ayey baran karaan.

Arrintaas haddaad diyaar u tahay, maanta naga soo biir — waad la yaabi doontaa natiijada.



Did You Know?

When a child is born, their brain contains more than 86 billion neurons. It is your responsibility during the first seven years to nourish the brain and feed it with rich information. This is how your child develops a high level of intelligence.

Knowledge and understanding are absorbed in two ways: 80% through action — by observing and imitating, and 20% through listening and direct instruction. Imitation is the most powerful method, which is why you must be a strong and positive role model.

Somali children possess high cognitive potential when they are raised by parents who actively develop their minds. They are capable of learning anything at a young age.

If you are ready for this journey, join us today — the results will truly amaze you.



Horumarinta Awoodda Caqliga Sare

Waa barnaamijka ugu sareeya ee aan bixino koorsooyin lagu furayo Awoodda Caqliga Sare ee ilmahaaga. Ujeeddadu waa in ilmahaaga noqdo mid aad u caqli sareeya adigoo bilaabaya horumarinta maskaxdiisa isaga oo yar.

Barnaamijku wuxuu soconayaa laga bilaabo marka uu ilmuhu dhasho ilaa uu gaarayo 7 sano, waxaana si nidaamsan loo dhisayaa aqoontiisa iyo fahamkiisa.

Diyaar ma u tahay inaad furto Awoodda Caqliga Sare ee ilmahaaga?
Hadda ku soo biir barnaamijkeena oo sii ilmahaaga fursad uu uga
faa’iideysto horumarinta caqligiisa.

Waxaan bixinaa koorsooyin gaar ah oo adiga gooni kuu ah,
waxaana si dhow kula shaqaynaynaa adiga iyo ilmahaaga.

Barnaamijkan sanad kasta Bisha Lixaad ayaan qaadanaa 15 waalid ah oo cusub. Waa 15 qof iyo lamaanahooda bes. Yuusan kaa buuxsamin. Waraysiyada iyo xulashada waxay bilaabmaan bisha kowaad ee sanadka ilaa bisha lixaad ayeeyna socotaa.

Advanced Intelligence Development

This is the highest-level program we offer, providing specialized courses designed to unlock your child’s advanced intellectual potential.
The goal is to raise a highly intelligent child by starting early and building knowledge step by step.

The program supports your child from birth until the age of seven, focusing on structured learning and cognitive development during
the most critical years.

Are you ready to unlock your child’s advanced intelligence?
Join our program today and give your child the opportunity to benefit from advanced intelligence development.

We offer exclusive, personalized courses and work closely with you on a one-on-one basis.

Each year, in June, we accept 15 new parents into this program. It is limited to 15 individuals and their spouses only. Do not miss the opportunity. Interviews and selection begin in January and continue until June.

Daawo Muuqaalkan

Watch This Video

https://barbaarintasan.com/wp-content/uploads/2025/12/Ilmo-Caqli-Sare-Leh.mp4

Koorsooyinkeena Gaar ah sanad kasta ayaan qabanaa! Koorsooyinkan cid kasta Looma ogola. Waalidka shuruudaha buuxiya kaliya ayaan u qaadanaa.

Fiiro Gaar ah:

Our Exclusive Courses are held every year! These courses are not open to everyone. We accept only parents who meet the required criteria.

Important Note:

Koorsadan Waxaan Sanadkii Hal mar Qaadanaa
Kaliya 15 Waalid ah oo Cusub.
Nala Soo Xiriir Haddaan Shuruudaha Hoose Buuxisay:

Premium Koorsadeena ugu saraysa

$15/Bishii. 2 Sano ayaa ugu yar, oo aad hal mar isku bixin. Waana $ 360 LABA SANO oo wada socda. Ilaa nuunahaaga ka gaarayo 2 sano jir..


IIBSO HADDA KOORSADAN

Aragtideena & hadafkeena waa:

In aan soo saarno waalid Soomaali ah oo aqoon sare leh. Kuwaas oo soo saari kara
ilmo Soomaali ah oo Muslim ah oo aad u caqli badan, naftiisa, waalidkiis iyo
bulshadana anfaca oo wax u tara.

Waalidiin badan ayaa aad ugu farxsan caawimaadeena noloshoodana ay durba is badashay.
Maanta ku soo biir guruubkeena.

Our Vision & Mission is:


To raise educated Somali parents who can bring up Somali Muslim children who are very
intelligent, and who benefit themselves, their parents, and society.


Many parents are very happy with our help, and their lives have already started to
change. Join our group today.