Ilmo is-Dabira oo Isku Filan!
An Independent and Confident Child!
Barnaamijkeena Gaarka ah ee Ilmo Is-Dabira, waa koorso gaar ah oo aad ku baranayso sidaad ilmahaaga ugu dhigi lahayd mid isku Filan.
Our exclusive Child Self-Reliance Program is a special course where you will learn how to help your child become independent.
Marka waalidiintu arkaan carruurtooda oo ku dhiban sidii ay u hagaajin lahaayeen qol qasan
ama ay diidan yihiin inay ka caawiyaan weel dhaqidda, way fududahay inay waalidka is yiraahdaan
“iska samee adigaaba ka dhakhso badan.” Laakiin maxaa dhacaya haddii shaqooyinka guriga ee
maalinlaha ah ay dhab ahaantii yihiin aalado awood leh oo lagu kori karo carruur masuul ah oo guuleysta? Daraasado socday tobannaan sano ayaa muujiyay xaqiiqo yaab leh: carruurta ka qayb qaata shaqooyinka guriga
ee u dhiganta da’dooda isla markaana door ka qaata caawinta qoyskooda, waxay horumariyaan oo yeeshaan
sifooyin hogaamineed oo maskaxeed oo aad u wanaagsan, waxay gaaraan guulo waxbarasho iyo shaqo oo sarreeya,
waxayna yeeshaan xiriirro iyo guur guul leh oo caddaalad ku dhisan marka ay qaangaaraan. Tani ma aha kaliya mala-awaal — waa natiijo cilmiyeed oo la hubo oo ka timid daraasado la socday
in ka badan afartan sano. Daraasadahaas ayaa caddeeyay in carruurta lagu baro shaqada guriga
ay gacan ka geysan doonaan hadhow bulshada dhexdeeda, taas oo ay sal u tahay masuuliyad-dareemid,
dadaal, iyo shaqo iskaashi ku dhisan. Arintani ma aha in kaliya ilmaha helayo sifooyin wanaagsan—
ee waxay si toos ah u saameeynayaan natiijooyinka nolosha, laga bilaabo inta uu ilmaha yahay
ilaa marka uu guursado mustaqbalka.
When parents watch their children struggle with a messy room or resist helping with dishes,
it’s easy to think it would be faster to just do it themselves. But what if those everyday
household tasks were actually powerful tools for raising successful, well-adjusted adults?
Decades of research reveal a surprising truth: children who participate in age-appropriate
household chores and contribute to their broader communities develop significantly enhanced
executive functioning skills, achieve greater academic and career success, and form more equitable,
successful partnerships in adulthood.
This is not just a hunch—we’re talking about over four decades of longitudinal studies revealing
that early chore participation, combined with community contribution, lays the groundwork for responsibility,
a strong work ethic, and collaborative skills. These are not just feel-good qualities; they translate
into measurable life outcomes, impacting everything from your child’s grades to their future partnerships.
Muuqaalkan ka daawo faa'dooyinka ay leedahay koorsadan, iyo xigmada ku jirta ilmaha shaqada guriga wax ka qabta oo la baro:
Watch this video to see the benefits of this course and the insights of teaching children to do household chores:
Maanta Bilow Koorsadeena
barnaamijkeena IS DABIR
Barnaamijkeena Is Dabir, waxaan waalidka ku barnaa sidii ay ilmahooda uga dhigi lahaayeen kuwo is dabira, oo ka hor Todobada sanado noqda kuwa isku filan.
In our Is-Dabir program, we teach parents how to help their children become self-reliant and independent before the age of seven.
Barnaamijkeena waa mid si gaar ah laguu barayo aqoon aad ku dhisto ilmahaaga oo ku barto isku filaanshaha.
Our program is specially designed to teach you the skills and knowledge to help your child develop independence and self-reliance.
1. Naftiisa
1. Self-care
Barnaamijkan is-Dabir ilmaha kow naftiisa ayaad bari sidii uu dabiri lahaa, sida nadaafada jirkiisa, caddayga, qubaysa, fara-dhaqashada iwlm.
in the Is-Dabir program, the first step is teaching the child self-care — how to take care of their personal hygiene, such as brushing teeth, bathing, washing hands, and similar daily routines.
2. Shaqada Qolkiisa
2. Taking Care of Their Room
Sidaa u bari lahayd nadaafadda qolkiisa, sariirtiisa, miiskiisa, weelkiisa iyo wixii kale oo la mid ah.
Teach them how to maintain the cleanliness of their room, bed, desk, dishes, and other similar items.
3. Caawinta Qoyska
3. Helping the Family
Waa muhiim inaan barno ka qayb qaadashada shaqada qoyska, sida inuu dadka kale wax u qabto oo caawiyo waalidka iyo walaalihiisa kale.
It is important to teach children to participate in family tasks, such as helping others and assisting their parents and siblings.
Koorsada Casharadeeda waxay ku saabsan yihiin: Saddexdan Arimood ee Muhiimka ah
The lessons in this course focus on: These three important areas.

1. Naftiisa
Hooyo ilmaheeda baraysa caddayga iyo sida la isu dabiro. Guriga waxay uga dhigtay mid uu gaari karo halka uu u baahdo, si uusan ugu baahanayn mar kasta iyada.
A mother teaching her child cleanliness and self-discipline. She has organized the house in a way that allows the child to reach what he needs, so he doesn't have to depend on her all the time.

2. Qolkiisa
Gabar yar oo afar sano jir ah oo qolkeeda hagaajinaysa. Ilmaha marka nidaamka la baro, wuxuu jecel yahay inuu nidaamkaas mar kasta ku socdo oo ku taagnaado, mana aqbalo qaab-darada.
A four-year-old girl organizing her room. When a child is taught order and structure, they grow to love following and maintaining that routine — and they do not accept disorder.

3. Caawinta Qoyska
Marakan wiilka iyo gabadha walaalaha ah waxay caawinayaan oo adeegayaan waalidkood. Ilmaha marka la baro in isaguba uu wax tar yahay oo waalidka caawin karo, si caadi ahayn ayuu ugu farxaa uguna istareexaa.
This time, the boy and girl, who are siblings, are helping and serving their parents. When a child is taught that they are also useful and can help their parents, they feel extraordinary happiness and comfort.
Haddaba ma ah arin fudud inaad ka dhigto ilmahaaga mid is dabira. Waana halka ay ku jirto SIRTA barbaarintu. Si aan kaaga caawino maanta go'aan qaado oo ku soo biir guruubkeena qaadana koorso oo aad ku baranayso arintan nolosha ilmahaaga iyo mustaqbalkiisa dambe muhiimadda WEYN u leh.
So, it is not an easy task to make your child self-disciplined. And that is where the SECRET of parenting lies. To help you with this, make a decision today — join our group and take course where you will learn about this matter, which has a great importance in your child’s life and future.
maanta iibso kooraskan
Koorsadan sanad kasta waxaan qabanaa laba jeer. Waxayna socotaa halkii marba sadex bilood oo aad qaadanayso casharo gaaraya ilaa 60 cashar. Bar ilmahaaga yar is-dabirka, si aad u nasato, isna u noqdo qof isku filan oo nolosha wajihi kara. Koorsadan waxaa loogu talo-galay ilmaha u dhexeeya 2-6 sano. Qiimaha hoos ayuu ku qoran yahay.
Buy this course today.
We offer this course twice every year. Each session lasts three months, during which you will take up to 60 lessons. Teach your young child self-discipline so you can relax while they become a self-sufficient individual capable of facing life. This course is designed for children aged 2–6 years. The price is listed below.
Aragtideena & Hadafkeena waa:
In aan carruurta marka ay yaryar yihiin 2–6 sano jirka barno is-dabirka, ama isku filaanshaha.
Taas oo aan u barayno talaabo-talaabo iyo qaab nidaamsan. Waxaa baaris-cilmiyeed lagu ogaaday
in ilmaha yaraanta ku soo barta is-dabirka uu ka wanaagsan yahay marka uu weynaado kan aan la soo
barin oo shaqada guriga ka qayb qaadan. Waxaa si aqoon ku dhisan koorsadan kuugu baranaynaa habkii
aad ilmahaaga ugu dhigi lahayd mid isku filaada.
In aan carruurta marka ay yaryar yihiin 2–6 sano jirka barno is-dabirka, ama isku filaanshaha. Taas oo aan u barayno talaabo-talaabo iyo qaab nidaamsan. Waxaa baaris-cilmiyeed lagu ogaaday in ilmaha yaraanta ku soo barta is-dabirka uu ka wanaagsan yahay marka uu weynaado kan aan la soo barin oo shaqada guriga ka qayb qaadan. Waxaa si aqoon ku dhisan koorsadan kuugu baranaynaa habkii aad ilmahaaga ugu dhigi lahayd mid isku filaada.
Our Vision & Our Mission is:
Teaching children independence between the ages of 2–6 is essential. We guide them step-by-step
through an organized and structured approach. Research shows that a child who learns independence
at an early age performs far better later in life than one who is not taught or does not participate
in household tasks. In this course, you will learn—based on proven, expert-backed methods—how to
help your child become truly self-reliant.
Teaching children independence between the ages of 2–6 is essential. We guide them step-by-step through an organized and structured approach. Research shows that a child who learns independence at an early age performs far better later in life than one who is not taught or does not participate in household tasks. In this course, you will learn—based on proven, expert-backed methods—how to help your child become truly self-reliant.
