Privacy Policy | Siyaasadda Asturnaanta

Effective Date: 18 September 2025
Website: www.barbaarintasan.com


 

Introduction | Hordhac

English:


At Barbaarintasan, we value your privacy and are committed to protecting the personal information you share with us. This Privacy Policy explains how we collect, use, and safeguard your information when you use our website, which provides online parenting and child-development courses.

 

Somali:


Anaga oo ah dadka iska leh Barbaarintasan, waxaan si weyn u qadarinaynaa sirta iyo xogta aad nala wadaagto. Siyaasaddan asturnaanta waxay sharxaysaa sida aan u ururino, u isticmaalno, una ilaalino xogtaada marka aad isticmaasho boggeena, kaas oo bixiya koorsooyin online ah oo ku saabsan barbaarinta iyo korinta ubadka.


1. Information We Collect | Xogta Aan Ururino

 

English:

We may collect the following types of information when you use our website:

  • Account Information: Name, email address, and login details.

  • Payment Information: Payment details processed securely by third-party providers; we do not store card numbers.

  • Usage Data: Automatically collected data such as IP address, browser type, device information, and activity on our site.

  • Communications: Your email address and preferences if you subscribe to updates or newsletters.

We do not knowingly collect personal data from children under 18.

 

Somali:

Marka aad isticmaasho Barbaarintasan.com, waxaa laga yaabaa inaan ururino xogta soo socota:

  • Xogta Akoonka: Magaca, cinwaanka emailka, iyo xogta gelitaanka.

  • Xogta Lacag Bixinta: Xogta lacag bixinta waxaa lagu maamulaa si ammaan ah adeeg bixiye saddexaad; annagu ma aragno mana kaydinno lambarrada kaararka.

  • Xogta Isticmaalka: IP address, nooca browser-ka, xogta qalabka, iyo sida aad u dhex gasho website-ka.

  • Isgaarsiinta: Cinwaanka emailkaaga iyo doorbidka haddii aad isqorto warbixin ama updates.

Ma ururinno xogta carruurta ka yar 18 sano.



2. How We Use Your Information | Sida Aan U Isticmaalno Xogtaada

English:

We use your information to:

  • Create and manage your user account.

  • Provide access to courses and learning materials.

  • Process payments securely.

  • Send important updates or marketing emails (with your consent).

  • Improve our website and user experience.

  • Comply with legal requirements.

Somali:

Waxaan u isticmaalnaa xogtaada:

  • Si aan kuu abuurno oo u maamulno akoonkaaga.

  • Si aan kuu siino koorsooyinka iyo agabka waxbarasho.

  • Si aan si ammaan ah u maamulno lacag bixinta.

  • Si aan kuu dirno ogeysiisyo muhiim ah iyo suuqgeyn (markaad oggoshahay).

  • Si aan u horumarino adeegga iyo waayo-aragnimada isticmaalaha.

  • Si aan u buuxinno waajibaadka sharci.


3. Cookies and Tracking | Cookies iyo Falanqaynta

English:

We use cookies and similar tools to:

  • Enable essential website functions.

  • Remember your login details.

  • Analyze site traffic via Google Analytics.

You can control cookies in your browser settings, but disabling them may affect performance.

EU visitors: we display a cookie consent banner in line with GDPR.

Somali:

Waxaan isticmaalnaa cookies iyo qalab la mid ah si aan u:

  • U hawlgelino shaqada muhiimka ah ee website-ka.

  • U xasuusano xogta gelitaanka.

  • U falanqayno isticmaalka website-ka anagoo adeegsanayna Google Analytics.

Waxaad xakameyn kartaa cookies-ka adigoo adeegsanaya browser-kaaga, balse taasi waxay saameyn kartaa hawlgalka bogga.

Isticmaalayaasha EU: waxaa lagu tusi doonaa oggolaanshaha cookies si waafaqsan GDPR.


4. Sharing Your Data | Wadaagidda Xogtaada

English:

We never sell or rent your personal data. We only share limited information with trusted partners such as:

  • Payment processors (for secure transactions)

  • Email marketing tools

  • Analytics providers (e.g., Google Analytics)

All third parties must process your data securely and in compliance with privacy laws.

 

Somali:

Xogtaada lama iibiyo mana la kireeyo. Waxaa la wadaagaa oo keliya:

  • Adeeg bixiyeyaasha lacag bixinta (si ammaan ah)

  • Adeegyada suuqgeynta emailka

  • Falanqeeyayaasha xogta sida Google Analytics

Dhamaan adeegyadaas waxay u hoggaansan yihiin sharciyada ilaalinta xogta.



5. Data Security | Ilaalinta Xogta

 

English:

We apply strong technical and organizational measures to protect your information from unauthorized access, alteration, or loss. However, no internet system is 100% secure.

 

Somali:

Waxaan qaadnaa tallaabooyin amni si aan uga ilaalinno xogtaada helitaan aan la fasixin, wax ka beddel, ama tirtirid. Si kastaba ha ahaatee, nidaam internet ah laguma dammaanad qaadi karo boqolkiiba 100%.



6. Your Rights | Xuquuqdaada

 

English:

You have the right to:

  • Access the personal data we hold about you.

  • Request correction or deletion.

  • Object to or limit certain processing.

  • Withdraw consent for marketing.

Contact us at info@barbaarintasan.com to exercise these rights.

 

Somali:

Waxaad leedahay xuquuqaha:

  • Inaad aragto xogta aan kaa hayno.

  • Inaad saxdo ama tirtirto xog khaldan.

  • Inaad diido ama xaddido isticmaalka qaarkood.

  • Inaad ka noqoto oggolaanshaha suuqgeynta.

Si aad u isticmaasho xuquuqahan, nala soo xiriir info@barbaarintasan.com.



7. Data Retention | Kaydinta Xogta

 

English:

We retain your personal data only as long as necessary to provide our services or meet legal obligations.

 

Somali:

Waxaan haynaa xogtaada ilaa inta lagama maarmaanka ah ee bixinta adeegyada ama fulinta waajibaadka sharci.



8. International Users | Isticmaalayaasha Caalamiga ah

 

English:

Barbaarintasan.com is based in Somalia (and serves users globally). By using our site, you agree that your information may be processed outside your country under appropriate safeguards.

 

Somali:

Barbaarintasan.com wuxuu ku saleysan yahay Soomaaliya (wuxuuna u adeegsadaa isticmaalayaal caalami ah). Marka aad isticmaasho website-ka, waxaad oggolaanaysaa in xogtaada lagu farsameeyo meel ka baxsan dalkaaga iyadoo la ilaalinayo amniga xogta.



9. Third-Party Links | Xiriiriyeyaasha Saddexaad

 

English:

Our website may contain links to other sites. We are not responsible for their privacy practices.

 

Somali:

Website-keennu wuxuu yeelan karaa xiriiriyo bogag kale; ma mas’uulna siyaasadaha asturnaanta ee boggagaas.



10. Updates to This Policy | Cusboonaysiinta Siyaasaddan

 

English:

We may update this Privacy Policy from time to time. The new version will always show the updated “Effective Date.”

 

Somali:

Waxaan mararka qaar cusboonaysiin karnaa siyaasaddan. Nooca cusub wuxuu yeelan doonaa “Taariikhda Dhaqan-gelinta” ee la cusboonaysiiyay.



11. Contact Us | Nala Soo Xiriir

 

English:

If you have questions or requests about your personal data, please contact:
Barbaarintasan.com
Email: info@barbaarintasan.com
Data Protection Contact: Musse Said Aw-Musse

 

Somali:

Haddii aad qabto su’aalo ama codsi ku saabsan xogtaada, fadlan nala soo xiriir:
Barbaarintasan.com
Email: info@barbaarintasan.com
Mas’uulka Ilaalinta Xogta: Musse Said Aw-Musse