Xogteena

About Us

Asaasaha iyo Mulkiilaha BarbaarintaSan Academy


Founder and Owner of BarbaarintaSan Academy


Musse Said Aw-Musse


Waa Aqoonyahanka lahaa fikirkan oo asaasay BarbaarintaSan Academy.

Musse wuxuu in ka badan 30 sano baranayey oo ka shaqaynayey soo saarista ilmo Muslim ah, Soomaali ah oo aad iyo aadna u caqli badan. Maanta wuxuu go'aansaday inuu ilmahaaga ka dhigo mid la mid ah ama ka sareeya kuwa uu soo saaray.

Sooyaalka iyo Aqoonta Ustaadka hoos ka akhriso:

Musse is the scholar who had this idea and founded BarbaarintaSan Academy.
He has spent more than 30 years studying and working on raising intelligent, capable Somali Muslim children. Today, he has decided to help make your child equal to — or even greater than — those he has trained before.

Dadaalka aan hayno nagala qayb qaado, waxna baro, waxna bar bulshadaada oo ehelkaaga ugu horeeyo. Soo saarista jiil cusub oo wanaagsan waa hadafkeena kowaad. Maanta nagu soo biir oo noqo Xubin Dahabi ah!

Join us in our efforts, learn, and teach your community, starting with your family. Creating a better new generation is our primary goal. Join us today and become a Golden Member!

0

In ka badan 30 Sano oo Khibrad ah

More than 30 Years of Experience

0

In ka badan 9000 oo ah Waalidiinta ku Xiran

More than 9,000 parents are connected to his Group.

0

2500 Waalidiinta Casharadeena Qaatay

2500 Parents Who Took Our Lessons

0

In ka badan 500 oo Cajladood oo Su’aalo iyo Jawaabo ah oo Duuban.

More than a 500 hundred recorded questions and answers.

  • Musse Said Aw-Musse waa barbaariye leh khibrad aad u dheer in ka badan 30 sano. Wuxuu mudo dheer baranayey oo ka shaqaynayey sida ilmaha loo barbaariyo oo looga dhigo mid caqli badan. Wuxuu ku barayaa qaabka ugu fudud ee aad masuuliyadda barbaarinta ilmaha ugu guulaysan karto.
  • Sidoo kale wuxuu caawiyaa waalidiinta haysta ilmo looga shakiyay Autism. Ustaadka wuxuu koriyey oo barbaarintan ku barbaariyey caruur waaweyn oo qaarkood ay Masaajido Iimaamo ka yihiin, Quraanka xifdiyey, culimana ah. Ilaa hadda waa aabe barbaariya ubad wanaagsan, runtiina ku guulaystay barbaarinta ubadka. Aqoonta uu idinla wadaagayo waa mid la hubo oo la tijaabiyey.
  • Muuse is an educator with over 30 years of experience. He has long studied and worked on how to raise children and make them intelligent. He teaches the easiest methods to successfully take responsibility for child upbringing. He also helps parents whose children are suspected of having Autism. He has raised older children, some of whom became mosque Imams, memorized the Quran, and became scholars. So far, he is a father who raises outstanding children and has truly succeeded in child development. The knowledge he shares with you is verified and tested.

Barbaariye Musse iyo Amiira iyo Yuusuf

Waa Laba ka mid ah Caruurtiisa uu Hadda Barbaarintan ku koriyo.

  • Waa Amiira iyo Yuusuf (Maasha Allah) Ilaahay caqliga iyo diinta ha u dhawro.

    Ustaad Musse and two of the children he is currently raising with BarbaarintaSan parenting skills. They are Amiira and Yusuf (Masha Allah). May Allah protect their intelligence and religion.

Shacni Musse Said

Shacni Musse Said: waxaan ahay gabadha ugu weyn gabdhaha uu dhalay Barbaariye Musse. Wuxuu bilaabay barashada iyo daraasaynta ku haboon ubadka soomaalida markii aan dhashay 1994kii. Ilaa sanadkaasna wuxuu baranayey sidii looga dhigi lahaa caruurta soomaalida kuwo aad u caqli sareeya. Sanadkii 2020kii ayuu bilaabay inuu Telegaramka ka bixiyo casharo toos ah. Waxaana hadda ku xiran dad ku dhow-dhow toban kun oo waalidiin ah.

Shacni Musse Said: I am the eldest daughter of Educator Musse. He began studying and researching the proper way to raise Somali children the year I was born, in 1994. Since then, he has been learning how to make Somali children exceptionally intelligent. In 2020, he began offering live lessons on Telegram, and today nearly ten thousand parents are connected to him there.

As Shacni, I would like to say this: Ustaad Musse is:

100% Aabe Iyo Barbaariye Guulaystay.

A 100% Successful Father and Educator

Khabiir leh Aqoon xeel dheer iyo Gudbin Wanaagsan.

An expert with deep knowledge and excellent communication skills

Si Xooggan ayaan kuugula Talin inaad wax ka barato.

I strongly recommend that you learn from him

Barbaarinsan oo Aqoon ku Dhisan

A knowledgeable parenting coach

In ka badan dhawr kun oo waalid ah ayuu wax baray. Waalidiin badan oo dunida dacaladeed jooga ayaa ku xiran casharadiisa BarbaarintaSan. Dhammaantooda Markhaanti ka ah aqoontiisa.

 

He has taught more than several thousand parents. Many parents from around the world follow his BarbaarintaSan lessons, and all of them are witnesses to his knowledge.

Koorasyadeena Gaarka ah: Waa kuwo aan si dhow u qabano.

Specialized Parenting Courses

Waxaan bixinaa koorsooyin gaar ah. Sida Koorsada is-dabirka ilmaha lagu baro. Casharadan waxaan ku bixinaa aaladda Google Meeting. Si toos ah oo casri ayaad u daawan casharadeena.

We offer special courses, such as the course on teaching children self-discipline. These lessons are provided via Google Meet. You can watch our lessons live and in a modern way.

Guruubkeena Tarbiyadda Caruurta:

Our Parenting & Child Development Group:

Guruubkan waxaa la asaasay 2020kii waxaana ku jira dad ku dhow toban kun (10,000) oo qof, oo qaata casharadeena bilaashka ah ee soo arag oo maanta ku biir. Guruubkan waxaa ku jira oo ku kaydsan in ka badan 700 oo cajladood oo su’aalo iyo jawaabo ah oo aan kaga hadlayno tarbiyadda caruurta iyo xalinta dhibaatooyinka ay waalidku kala kulmaan, Riix linkiga hoose:

 

This group was established in 2020 and has nearly ten thousand (10,000) members who receive our free lessons — check them out and join today. The group contains and stores more than 700 lessons with questions and answers where we discuss child upbringing and solutions to challenges parents face. Click the link below:

Caruurta Hadalka ka soo Daaho (Autism-ka)

Children with Speech Delays (Autism)

Wuxuu caawiyey waalidiin badan oo haysta ilmo hadalku ka soo daahay (Autism).

 

He has helped many parents who have children with speech delays (Autism).

Our main goal is to raise highly intelligent Somali Muslim children.

Hadafkeena ugu weyni waa inaan Soo saarno ilmo Muslim ah oo Soomaali ah oo aad u Caqli Sareeya.

Ilmahaaga waxaad ka dhigi kartaa wixii aad doonto. Ilmo aad u caqli badan oo aad la yaabto. Nala soo xiriir si aan faahfaahin kuu siino.

 

You can make your child whatever you want — an exceptionally intelligent child who will amaze you. Contact us for more details.

Guruubka BarebaarintaSan Academy ee Gaarka ah

BarbaarintaSan Academy Private Group

Guruubkan waa guruub gaar ah, waxaa ku jira oo kaliya dadka boggeena ku xiran ama koorsooyinkeena qaata. Waalidka doonaya inay soo saaraan ilmo aad u caqli sareeya kaliya ayaa ku jira.

 

This is a private group, containing only people who follow our page or take our courses. Only parents who want to raise highly intelligent children are included.

Xalinta Khilaafka Qoyska

Family Conflict Resolution

Waxaan sidoo kale xalinaa khilaafaadka qoyska. Waxaan bixinaa talooyin aqoon ku dhisin oo lagu badbaadiyo loogana hortago qoys burburka.

We also resolve family conflicts. We provide knowledge-based advice to save families and prevent family breakdowns.

Guruubkeena Facebook
Our Facebook Group

Waxaan sidoo kale asaasnay 2020kii Guruub facebook ah oo ay ku xiran yihiin in ka badan 5000 oo waalidiin ah. Guruubkeena ku xirnoow oo la soco casharadeena mar kasta.

 

We also established a Facebook group in 2020, which now has over 5,000 parents. Join our group and follow our lessons anytime.

Kanaalkeena Youtube ee BarbaarintaSan Academy

Our YouTube Channel – BarbaarintaSan Academy

Waxaan sidoo kale leenahay Kanaal Youtube ah oo ay ku jiraan muuqaalo aasaasi ah oo aan kaga hadalnay tarbiyadda caruurta, ee maanta soo booqo Kanaalkeena BarbaarintaSan Academy, kuna xirnow mar kasta casharada bilaashka ah ee aan soo gelino. Kanaalkan oo aan asaasnay 2020kii waxaa ku xiran 8400 oo waalidiin ah. Riix linkiga hoose si aad u gasho kanaalkeena Youtube-ka.

 

We also have a YouTube channel featuring basic videos where we discuss child upbringing. Visit our BarbaarintaSan Academy channel today and stay connected to the free lessons we post. This channel, which we established in 2020, has 8,400 parents subscribed. Click the link below to access our YouTube channel.

Hoos Noogu soo dir E-mailkaaga, si aad u hesho Qoraaladeeda Billaha ah: Enter your email below to receive our monthly newsletters:

Subscription Form