Koorsooyinkan waa kuwo Guud oo ku xiran da’da Ilmaha. Hoos ka xulo koorso ku haboon da’da ilmaha aad doonayso inaad barato.

$
114
/ Sanadle
riix oo arag
Popular
$
114
/ Sanadle
$
114
/ Sanadle
$
114
/ Sanadle
$
114
/ Sanadle
Koorsooyinkan waa kuwo gaar ah ama special ah oo aan ku xirnayn da’da ilmaha. Waxaadna ku baran mawduuc ama barnaamij gaar ah oo aad doonayso, sida inaad rabto inaad ilmahaaga wax gaar ah ka dhisto.

$
114
/ Sanadle
riix oo arag
Popular
$
/ Sanadle
riix oo arag
premium
$
/ Sanadle
$
0
/ Sanadle
riix oo arag
FREE
$
0
/ Sanadle
riix oo arag
FREE
Haddii ay kugu adag tahay oo aadan garanayn koorsadii aad xulan lahayd botomka hoose riix oo qaado testi yar oo AI-ga (aaladda garaadka badan) ku weydiinayo su’aalo ku saabsan ilmahaaga iyo waalidnimadaada, ka dibna uu kuu doorayo koorasyada kugu haboon.
FG: Si aad tesigaan u samayso waa inaad e-maylkaaga isku diiwaangeliso.
★★★★★ Rated 5 out of 5
“Koorsadani waxay iga caawisay inaan fahamto sida aan u xannaaneeyo ilmahayga yar. Waad mahadsan tahay Barbaarintasan!”
Xaliimo CabdiLondon, UK
“Waxaan bartay waxyaabo badan oo muhiim ah. Koorsooyinka way fudud yihiin wayna cad yihiin.”
Faadumo MaxamedToronto, Canada
“Inkasta oo aanan hooyo ahayn, courses-yadan waxay iga dhigeen qof baraarugsan oo fahmaya muhiimadda barbaarinta saxda ah. Waxay dadka siinayaan aqoon lagu dhiso carruur deggan, faham leh, kana fog jahwareer. Mahadcelin weyn ayaan u dirayaa macallimiinta diyaariyay courses-kan, dadaalkiinna iyo aragtidiinna fog waa maalgashi jiil. Waxaan si kalsooni leh ugu dhiirrigelinayaa qof kasta oo daneeya mustaqbalka carruurta inuu qaato oo si dhab ah u dabaqo.” courses-yadan waxay indhahayga u fureen faham cusub oo ku saabsan barbaarinta carruurta. Waxay iga dhigeen qof ka baraarugsan doorka qof walba ku leeyahay dhismaha jiilka soo kacaya. Qof kasta oo raba inuu fahmo carruurta si sax ah, courses-yadani waa meel laga bilaabo.” Tani waa maalgashiga Jiilka sookacaya.”
Marwa Jama OsmanDhalinyaro waalidnimada sii Baranaysa
“Barnaamij fiican oo waalidka u qoran. Waxaan ku talinayaa waalidka Soomaaliyeed oo dhan.!”
Cabdiraxmaan XasanMinneapolis, USA
Taleefankaaga ayaad kula soo dagi App-keena cusub, ka dibna halkaas ayaad ka qaadan Koorsooyinkeena Sanadka oo dhan. Hoos riix si aad u gasho App-keena Casriga ah.
© All Rights Reserved
Barbaarintasan Academy