Xubin Dahabi ah waxaa noqo kara qof kasta oo waalid ah oo doonaya inuu Mustaqbalka soo saaro ilmo Muslim ah Soomaali ah oo Caqli Sare leh.
Xubin Dahabi ah waxaad ku noqon kartaa kaliya adiga oo iska bixiya lacagta xubinimada ee sanadlaha ah.
Sanad kasta hal mar kaliya ayaad bixin. Bishiina 9.50 (Sagaal Doolar iyo Bar) kaliya.
Lacagta Xubinimada Dahabiga ah oo ah sanadkii 114 Doolar waxaad ku helaysaa dhammaan shanta koorso ee guud ee laga bilaabo da'da ilmaha marka uu dhasho ilaa uu ka gaarayo 7 sano inaad lacag la'aan ku hesho oo ay dhammaantood kuu furmaan.
Hadda waxaa diyaar ah koorsadii kowaad ee 0–6 Bilood jir, inta kalana tartiib-tartiib ayaa loo soo gelin doonaa boggeena.
Sidoo kale waxaa lacag la'aan kuu noqonaya dhammaan agabka ama mitiryaalka koorsooyinka gaarka ah ee booga koorsooyinka la soo dhigo.
Macnaha waxaa kuu furmaya dhammaan muuqaalada, qoraallada iyo laylisyada ku saabsan koorsooyinka gaarka ah.
Hase ahaatee, koorsada markaas socoto waxa kaliya oo casharadeeda tooska ah ama (live-ka) ka qayb qaadan kara dadka sida goonida ah u iibsaday.
Hadda waxaa diyaar ah Koorsada Ilmo Is-Dabira ama Isku Filan. Koorsadaas casharadeeda duuban way kuu furmi doonaan oo iskaa ayaad u baran oo u qaadan, laakiin casharrada tooska ah waxaa ka qayb geli kara dadka iibsaday.
Xubinimada mar kasta waa faa'iido weyn oo dhammaan boggeena casharrada ku jiraa lacag dheeri lagaama qaadi doono.
Sidoo kale waxaad taageere ka noqonaysaa ballaarinta barnaamijkeena oo ah in guri kasta oo Soomaali ah ay tarbiyadeena gaarto.
Waxaa kale oo muhiim ah inaad ogaato in koorsooyinka shanta ah ee 7 sano ee hore ee ilmaha ay yihiin macluumaad iyo casharro aad u badan oo noloshaada dhan ku anfici doona.
Mid mid intii aad u gadan lahayd, waxaa wax badan kuu raqiisan inaad noqoto Xubin Dahabi ah.
Sidoo kale dadka bixiya Xubinimada waxaan siinaa taageero dhow oo si gaar ah ayaa loo caawiyaa mar kasta oo ay caawimaad u baahdaan.
A Golden Member can be any parent who wants to raise a Somali Muslim child with high intelligence.
You become a Golden Member by paying the annual membership fee, which is paid once per year.
The monthly value is only $9.50.
With the annual Golden Membership of $114, you gain full access to all five general courses, from birth up to 7 years old — all unlocked for free.
Currently, the first course (0–6 Months) is available, and the others will be added gradually.
You will also receive free access to all materials from the special courses, including videos, notes, and exercises.
However, only those who purchase a special course separately can join its LIVE sessions.
The “Ilmo Is-Dabira / Independent Child” special course is currently available. All its recorded lessons will be unlocked for you, but the LIVE sessions are for the buyers only.
The Golden Membership gives you great value, as no extra fees will ever be charged for any lessons on our platform.
You also support the expansion of our program so that our parenting guidance reaches every Somali home.
The five major courses covering the first 7 years of a child’s life provide lifelong benefits.
Instead of buying each course separately, becoming a Golden Member saves you a lot of money.
Members also receive close and personalized support whenever they need help.