Tarbiyadda Caruurta Soomaaliyeed

Barbaarintasan Academy

Mac-hadka ugu weyn ee lagu barto tarbiyadda caruurta. Aqoontu waa Nuur ifaya, qoyskana way hagaajisaa. Maanta la soo dag aabkeena oo bilow inaad barato waalidnimada saxda ah.

9000+ Waalidiin
500+ Saacadood maqal iyo Muuqaal ah
10+ Koorsooyin
Barbaarintasan Academy
Waa Maxay BSA? BarbrbaarintaSan Akademi

Muxuu Qabtaa Mac-hadka BarbaarintaSan Academy?

BarbaarintaSan waa barnaamij bilowday 2020, kuna dhisan Diinta Islaamka iyo Aqoonta Casriga ah. Waa barbaarin aan tijaabinay oo waalidka Soomaaliyeed ku aflaxeen hadda mudo 5 sano ah. Waa aqoon la hubo iyo talooyin la tijaabiyey.

Koorsooyin Casri ah

Koorsooyin tayo sare leh oo ku saabsan tarbiyadda caruurta, lagu dhisay cilmi-baarista casriga ah iyo diinta Islaamka. Ilaa hadda waxaan diyaarinay 2 koorso oo buuxa, sideed kalana waa ay soo socdaan. Waxaa intaasi dheer oo aabkeena aad ka qaadan casharo badan oo lacag la'aan ah. Maanta si free ah isu diiwaangeli oo kala dagan aabkeena aab istoorada.

Bulshada Waalidka, Dhambaalka Waalidka iyo Sheekada Caruurta

Ku biir bulsho waalidiin ah ee isku taageeraya waalidnimada, khibrad wadaag ah, oo wax wada barta, lana wadaag sidii ay u kori lahaayeen caruur caqli badan. Maalin kasta casharo cusub oo nolosha kuu fududayn iyo dhiirigelin.

500+ Saacadood oo Maqal iyo Muuqaal ah:

In ka badan 500 saacadood oo cajlado maqal ah oo waalidku wakhti kasta ka baran karaan tarbiyadda caruurta. Waxaa intaasi dheer waxaa aabkeena ka baxa bil kasta 250+ cashar oo free ah.

Shahaado & Badges

Ka qaado shahaado markii aad koorsada dhamaystid, ku faan oo ku farax guushaada iyo badges-ka aad ku guulaysatay.

App & Web Platform Isku xiran

Isticmaal app-ka ama web-ka si aad ugu barato casharadeena meel kasta oo aad joogto, wakhti kasta oo kuu fudud. Ka baro Taleefankaaga oo faa'ideyso tegnoolajiyadda Casiraga ah.

AI Caawiye kuu ah

AI helper oo Soomaali ku hadla oo kaa caawimaya su'aalaha tarbiyadda caruurta iyo homework-ka ilmaha. AI-gan wuxuu kaala shaqayn laylisyada guriga sidii aad uga caawin lahayd ilmahaaga. Sidoo kale wuxuu kaaga jawaabi su'aalaha la xiriirra Tarbiyadda Caruurta.

Koorsooyin Gaar ah

Koorsooyin Gaar ah — Special Courses

Waa barnaamijyo gaar ah oo aan sanad kasta si toos ah u qabano. Waana shanta nooc ee hoos ku qoran.

Koorsooyin Guud

Koorsooyin Guud ahaan — General Courses

Si iskaa ah ayaad u baran kartaa dhamaan koorsoyinkeena guud ee da'yarta kala duwan.

Qoys Xasiloon oo Dagan, Sidaad ku Noqon lahayd Baro Maanta!

Qoys Xasiloon oo Dagan, Sidaad ku Noqon lahayd Baro Maanta!

Si aad Qoys Xasilaan oo Dagan u noqoto waxaad u baahan tahay aqoon. Waalidka Casharadeena qaatay ayaa fahmay isbadalka Qoyskoodi ku dhacay iyo Sida dhammaan Reerku u XASILAY! Maanta nagu soo biir oo noqo xubin dahabi ah oo koorsooyinkeena dhamaantood bilaash ku wada hesha. Markaad iska bixiso qiimaha yar ee xubinimada waxaad heli doontaa dhammaan koorsooyinkeena lacagta ah. Qiimaha xubinimada waa 9.5 doolar bishii oo kali ah.

Nagu Soo Biir Maanta
Hooyo baraarugsan ilmaheedu uusan ku buuqayn

Hooyo baraarugsan ilmaheedu uusan ku buuqayn

Hooyo baraarugsan eeyarkeeda waxbaranaysa Barbaarintasan ayaa soo saari karta. Wakhtigii Baraha Bulshada kaalay, ubadkaaga u hibee oo wax nala baro.

Koorsoyinkeena
Qaar ka mid ah Waalidka oo hadlaya

Waxay yiraahdeen Waalidka casharadeena qaatay

Kaliya hadalkeena ha aaminin, ee bal arag dadka casharadeena qaatay faaladooda.

Mahadsanid ustaad Muuse. Cajaladihiisa oo dhan waa kuwo macno weyn leh. Waan jeclahay, wax badanna waan ka faa'iiday. Alle khayr badan ha siiyo.

F

Fardowsa

Waalid ka faa'iiday casharadeena

Mahadsanid ustaad. Wiilkayga hadda Faataxada waa yaqaan, Qul Huwalle labada aayadood ee ugu horreeya wuu yaqaan, Aadaanka wuu yaqaan, cunadiisana wuu cunaa 2 sano xataa ma gaarin wali.

F

Fatima Bushra

Maanta waxay ka mid tahay macalimiinta

Alxamdulillaah wax badan ayaan ka faa'iiday. 1 isbuuc markii aan qeyliddii iyo dilitaankii ka hadhay, habeenkii wiilkaygu isku kadin jiray ma isku kaadsho hadda.

A

Ayaan Maxamed

Waalidkeen wanaagsan ee nagu xiran

Wax badan groupyo waan ku soo jiray, kan mid la mida waligey ma arkin. Groupyada badanaa left la wada dhahaa. Laakiin kan weli hal left xataa ma arag.

S

Sumaya

Waalid dagay

Nagu Soo Biir Maanta!

Ku biir kumannaan waalidiin ah oo horey uga faa'iiday Barbaarintasan Academy. Ilmahaaga mustaqbalka fiican u dhis.

Xubin Dahabi ah Noqo
App-ka Soo Dagso

App-ka Barbaarintasan Academy ka soo dagso taleefankaaga si aad si fudud ugu barato meel kasta oo aad joogto.