Ku soo dhawaada Barbaarintasan Academy
Barbaarintasan Academy waa xarun cilmiga barbaarinta sab ee ubadka. Waxaanu bixinaa koorsooyin waalidka loogu talagalay si ay u bartaan aqoonta ku saabsan tarbiyadda caruurta.
Koorsooyinka Waalidka
Aqoonta Tarbiyada
Kani waa goob waalidku ka heli karo tababaro iyo aqoon dhisid ku saabsan barbaarinta caruurta. Waxaan ku dadaaleynaa sidii aan u qaabeyn lahayn mustaqbalka ubadka.
Su'aalaha Badan
Maxay yihiin koorsooyinka la bixiyo?
Koorsooyinka waxaa ka mid ah barbaarinta caruurta iyo tarbiyadda waalidka.
Sideen ku diiwaan gelin karaa?
Waxaad ku diiwaan gelin kartaa bogga internetka ama adigoo nala soo xiriira.
Yaa ka faa'iidaysan kara?
Waalidiinta iyo dadka daneynaya barbaarinta caruurta ayaa ka faa'iidaysan kara koorsooyinkayaga.
Koorsooyinku ma lacag baa?
Haa, koorsooyinka qaarkood waxay leeyihiin kharash, faahfaahin dheeraad ahna waxaad ka heli kartaa bogga.
Goorma ayaa koorsooyinka la bilaabaa?
Koorsooyinka cusub waxaa la bilaabaa marar badan sanadkii, fadlan la soco jadwalka.